Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo Wadahadalkii ugu horeeyay yeeshay

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wadahadalkii ugu horeeyay tan iyo markii dib loo doortay 15-ka bishii hore ee May waxa uu  la yeeshay Amiirka dalka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani. Amiirka dalka Sheikh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ugu hambalyeeyay dib u doorashadiisa, waxa uuna sheegay in dowladiisa diyaar … Continue reading Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Amiirka Qatar oo Wadahadalkii ugu horeeyay yeeshay